Wednesday, October 23, 2024

Xasan iyo booqashadiisa dowladaha ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya

Muqdisho (Dawan)- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay safar uu ku tegay dowladaha ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya marka laga reebo Itoobiya oo ay Soomaaliya kala dhaxeyso xiisadii ka dhalatay heshiiskii is afgaradka ahaa ee ay la saxiixatay Somaliland billowgii sanadkan.

Aan si kooban isla eegno dalakii uu tegay iyo waxa uu kala soo kulmay

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here