Baydhabo (Dawan)- TV-ga Dawan ayaa weydiiyay dad weynaha magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay sida ay u arkaan go’aankii uu Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland, Siciidi Cabdullaahi Deni ku aqbaly in doorashada Maamulkaas loo qabto sidii ay u dhici jirtay.