Saturday, July 27, 2024

Daawo: Sidee Baydhabo looga arkaa go’aanka Deni ee doorashooyinka Puntland?

Baydhabo (Dawan)- TV-ga Dawan ayaa weydiiyay dad weynaha magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay sida ay u arkaan go’aankii uu Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland, Siciidi Cabdullaahi Deni ku aqbaly in doorashada Maamulkaas loo qabto sidii ay u dhici jirtay.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here