Saturday, July 27, 2024

Daawo: Sheekada Cabdow oo noloshiisa ku maareeya wareejinta Kalluunka

Muqdisho (Dawan)- Shaqa la’aanta ka jirta Soomaaliya, waxa ay sababtay in qof walba isku dayo inuu noloshiisa maareeyo, isaga oo aan ku tiirsaneyn dowlad ama hay’ado kale.

Sheekada Cabdow Mallaay waa mid ka mid ah sheekooyinka faraha badan ee aad sida maalin laha ah aad ula kulmeyso marka aad socoto waddooyinka Muqdisho.

Cabdow waxa uu go’aansaday inuu nolosha qoyskiisa ku maareeyo wareejinta Kalluunka.

Halkaan ka daawo qisada Cabdow oo dhameystiran.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here