Sunday, May 19, 2024

Daawo: Sheekada Ismaaciil Xasan oo 32 sano ka ganacsanayay cadayga

Baydhabo (Dawan)- Ismaaciil Xasan Xuseen waxa uu ka mid yaahy dadka qaba baahiya gaarka ah balse arrintaas kama hor istaagin inuu shaqaysto.

Ismaaciil oo ku nool Magaalada Baydhabo ee Gobalka Bay waxa uu 32 sano oo cimrigiisa kamid ah ka ganacsanaayay cadayga si uu noloshiisa ugu maareeyo.

Nala daawo sheekada Ismaaciil oo dhamaystiran.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here