Sunday, May 19, 2024

Dagaal dhexmaray Somaliland iyo jabhadda hubeysan ee Gacan-libaax

Dagaalkan ayaa ah mid ay kuso qaadeen jabhadda hubeysan ee buurta gacan-libaax  ciidamada Somalilnd.

Dagaalkan dhexmaray Somaliland iyo jabhadda hubeysan ayaa salka ku haya muddo kororsiga loo sameeyay madaxweynaha Somaliland ayagoo si cad u sheegay ineysan aqbaleyn.

Dagaalkan shalay ka dhacay buurta gacan-libaax ayaa waxaa qasaare kasoo gaaray ciidanka somaliland inta la ogyahay waxey dhimashadu gaareysaa 9 askari halka dhaawacana lagu sheegay 17 askari. sidoo kale dagaalka ayaa ahaa mid gaadmo ahaa oo ciidanku ku soo qaadeen Go’da oo mar dhaw la dajiyay ciidanka Somliland waxa uuna socday muddo saacado ah.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here