Saturday, July 27, 2024

Dhaawacyadii weererkii SYL Hotel oo Turkiga loo qaaday

Muqdisho (Dawan)- Waxaa magaalada Muqdisho laga dhoogiyay maanta qaar ka mid ah dhaawacyadii weererkii SYL Hotel kuwaas oo lagu soo daweyn doono dalka Turkiga.

Dhaawacyada loo qaaday dalka dibaddiisa ayaa gaaraya 21 qof kuwaas oo isagu jira mas’uuliyiin dowladeed iyo dad rayid ah.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here