Saturday, July 27, 2024

Diyaaradda Ethiopian Airlines oo loo diiday in ay ka degto Hargeysa

Hargeysa (Dawan)- Qoraal kasoo baxay Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in hawada Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya laga celiyay diyaarad ay leedahay shirkada Ethiopian Airlines oo ku socotay Magaalada Hargeysa.

Hay’adda ayaa sheegtay in diyaaradda la celiyay aysan fasax u heysanin in ay isticmaasho hawaada Soomaaliya.

Halkaan hoose ka aqriso qoraalka oo dhameystiran.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here