Saturday, July 27, 2024

In ka badan 10 qof oo ku dhimatay shil ka dhacay duleedka Jig-jiga

Jig-jiga (Dawan)- Wararka aan ka heleyno Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa tilmaamya in uu galabta shil gaari oo ay ku dhinteen dad badan uu ka dhacay duleedka Magalaada Jig-jiga.

Ugu yaraan 11 qof ayaa ku dhimatay shilka halka ay ku dhaawacmeen 12 qof oo kale.

Dadka dhaawacmay iyo meydadka ayaa loosoo qaaday Maagalada Jig-jiga ee caasimadda Dowlad Deegaanka Soomaalida, waxaana socda baaritaan la xiriira waxa sababay shilka.

Laamaha qaabilsan bad qabka waddooyinka ee Dowlad Deegaanaka ayaa dhowr jeer hore ugu digay darawalada aan ilaalin shuruucda waddooyinka iyo kuwa gawaarida saara in ka badan rakaabkii loogu tala galay.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here