Saturday, July 27, 2024

Infographic: Khasaaraha nafeed iyo midka hantiyadeed ee dagaalka Gaza

Gaza (Dawan)- Duqeymaha Israa’iil ee aan kala sooca lahayn, waxa ay dhaliyeen in kumanaan qof oo Marinka Gaza ku noolaa in ay geeriyoodaan halka kumanaan kale lagu qasbay in ay qaxaan

Duqeymaha Israa’iil ee Marinka Gaza waxaa ka dhashay khasaaro isagu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyadeed.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here