Saturday, July 27, 2024

Jabuuti: Warshad tamarta ka dhalisa qoraxda oo laga hirgeliyey Cali Sabiix

Jabuuti (Dawan)- Warshad tamarta ka dhalisa qoraxda ayaa laga hirgeliyey Magaalada Cesaamo ee Gobolka Cali Sabiix ee dalka jabuuti.

Dowladda Jabuuti ayaa hiigsanysa in muwaadiniinteedu helaan koronto nadiif ah oo qima jaban iyo in la yareeyo dhibaatada ka dhalata isbeddelka cimilada, iyada oo la dhimaayo qiiqa hawada lagu sii daayo.

Warshaddaan cusub ayaa ka qeyb qaadan doonta koboca dhaqaalaha iyo shaqo abuuris ay ka faa’iideysan doonaan reer Jabuuti.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here