Saturday, July 27, 2024

Maxaa kala heysta madaxda Soomaalida iyo luqadda English-ka?

Dubai (Dawan)- Madaxda Soomaalid marka ay tagaan shirarka caalamiga ah waxa ay adeegsadaan luqado shisheeye si ay farriintooda u gaarsiiyaan caalamka.

Luqadda inta badan ay ku aqriyaan khudbadaha ayaa ah English-ka laakin Wariyaha TV-ga Dawan, Sayid Cumar oo ka qeyb gelaya shirka isbeddelka cimilada COP28 ee ka socda magaaalda Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa soo tebinaya in ay jirto dhibaato dhanka luqadda iyo wax ku gudbinteeda ah.

Warbixintaan waxa uu ku ifinaya dhowr mas’uul oo inta uu shirka socday ku jeediayay khudbadahooda English laakin laga dheehan karay in ay dhibaato ka haysato wax ku gudbinta luqadda shisheeye.

Nala daawo warbixnta

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here