Saturday, July 27, 2024

Natiijada kulamada Champions league iyo kooxaha soo baxay

Muqdisho (Dawan)-  Xalay waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsan Champions league, iyada oo la xaqiijiyay kooxaha soo baxay iyo kuwa haray taratnka.

Kulamada ayaa u dhacay sida soo socota:

Group E
Atletico Madrid 2- Lazio
Celtic 2-1 Feyenoord
Waxaa soo baxay Atletico Madrid iyo Lazio

Group F
Dortmund 1- 1 PSG
Newcastle 1-2 AC Milan
Waxaa soo baxay Dortmund iyo PSG

Group G
Crvena Zvezda 2-3 Manchester City
RB Leipzig 2-1 Young Boys
Waxaa soo baxay Manchester City iyo RB Leipzig

Group H
Porto 5-3 Shakhtar Donetsk
Royal Antwerp 3-2 Barcelona
Waxaa soo baxay Barcelona iyo Porto

Halkaan hoose ka eeg kooxaha usoo gudbay 16-ka

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here