Saturday, July 27, 2024

Natiijada kulamada Champions league iyo kooxaha soo baxay

Muqdisho (Dawan)- Xalay waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsan Champions league, iyada oo la xaqiijiyay qaar ka mid ah kooxaha soo baxay iyo kuwa haray taratnka.

Kulamada ayaa u dhacay sida soo socota:

Group A

FC København 1- 0 Galatasaray
Manchester United 0- 1 Bayern München

Waxaa soo baxay Bayern München iyo FC København

Group B

Lens 2-1 Sevilla
PSV Eindhoven 1-1 Arsenal

Waxaa soo baxay Arsenal iyo PSV Eindhoven

Group C

SSC Napoli 2-0 Braga
Union Berlin 2-3 Real Madrid

Waxaa soo baxay Real Madrid iyo Napoli

Group D

Inter 0-0 Real Sociedad
Salzburg 1-3 Benfica
Waxaa soo baxay Real Sociedad iyo Inter

Champions League

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here