Muqdisho (Dawan)- Sidee bushadu u argtaa joogitaanka ciidanka shisheeye ee dalka iyo isbedelka lagu sameeyay howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya.
Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (PSC) ayaa ansixiyay qorshaha cusub ee howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ka dib bixitaanka ciidamada nabad ilaalinta ee ATMIS oo la qorsheynayo in lasoo gabagabeeyo dhamaadka sannadkan.






