Muqdisho (Dawan)- Todobaadka Dhaqanka ee Jaamacadda Simad ayaa 10 sano jirsaday, waxayna ardaydu soo bandhigeen qaybaha kala duwan ee dhaqanka Soomaaliyeed si jiilka cusub loo baro hiddahooda iyo dhaqankooda soo jireenka ah.
Maqaalka waa la soo dejinayaa...



