Friday, July 26, 2024

Video: 47 askari oo Israel uga dhaawacmay Gaza 24 saac gudahood

Gaza (Dawan)- Israel ayaa sheegtay Khamiisti in 47 askari uga dhaawacmeen dagaalka ka socda Marinka Gaza muddo 24 saac gudahood ah, taas oo ka dhigeysa tirada guud ee dhaawacu soo gaaray tan iyo markii ay billaawday dagaalka dhulka ah 921 askari.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here