Saturday, July 27, 2024

Video: Hakad ku yimid tareenadii isaga gooshi jiray London iyo Paris

Paris (Dawan)- Waxaa hakad ku yimid tareenadii isaga gooshi jiray Magaalooyinka London iyo Paris, kadib markii ay daadad xoog badan ay waxyeelo u geysteen jidkii tareenada taas oo keentay in gabi ahaanba la joojiyo shaqada tareenada ee maalin laha ahayd.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here