Friday, July 26, 2024

Video: Masar iyo Faransiiska oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka Gaza

Qaahira (Dawan)- Madaxweynaha Masar, Cabdifataax Al-siisi ayaa qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Faransiiska, Stephane Ségornet, oo booqasho shaqo ku yimid Masar.

Labada dhinac ayaa kawada hadlay xoojinta xiriirka laba geesoodka ah iyo sidii loo joojin lahaa dagaalka ka socda Marinka Gaza.

Afhayeenka Madaxtooyada Masar, waxa uu warbaahinta u sheegay in kulanka la isku soo qaaday sidii loo dardargelin lahaa dadaallada lagu doonayo in xabbad joojin rasmi ah laga hirgeliyo Gaza si gargaar bini aadantinimo loo gaarsiiyo dadka ku waxyeelloobay dagaalka.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here