Saturday, July 27, 2024

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Israel iyo kooxaha Falastiiniyiinta

Qudus (Dawan)- Warar is daba joog ah ayaa kasoo baxaya dagaalka Kooxaha Falastiiniyiinta iyo Israel u dhexeeya ee maanta subaxnimadoo billaawday.

  • Ugu yaraan 40 Israa’iiliyiin ah ayaa ku dhintay, 750 kalena waa ku dhaawacmeen weerarro gantaallo ah oo ay Kooxda Xamaas ee ka dagaalanta Fasltiin ay ku qaaday bartamaha iyo koonfurta Israa’iil, sida laga soo xigtay ilo rasmi ah oo Israel.
  • Idaacadda Ciidamada ee Israel ayaa sheegtay in ay jiraan tiro ciidamo ah oo looga qabsaday dagaalka
  • Qanaadka Aljazeera oo soo xiganaya laamaha caafimaadka, ayaa sheegay in 160 Falastiiniyiin ah ku dhinteen duqeymaha ay Israel ka fulineyso Marinka Gaza, iyada oo ay jiraan dhaawacyo boqolaal ah.
  • Qaar ka mid dowladaha Caalmaka ayaa ugu baaqay labada dhinac in ay si dedg-deg ah u joojiyaan dagaalka si looga fogaado khasaare dheeraad ah.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here