Saturday, July 27, 2024

Wasiirka Gaashaandhiga Kenya oo soo gaaray Kismaayo

Kismaayo (Dawan)- Wasiirka Gaashaandhiga dalka Kenya, Aadan Barre Ducaale ayaa maanta soo gaaray Magaalada Kismaayo ee Maamul Goboleedka Jubbaland, waxaana garoonka Magaakada kusoo dhaweeyay Madaxweyne ku xigeenka labaad ee Jubbaland, Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud oo ay wehelinayaan Mas’uuliyiinta laamaha amniga.

Aadan Barre ayaa kala hadli doona Mas’uuliyiinta Jubbaland arrimaha amniga iyo sidii iskaashi buuxa looga samayn lahaa nabadgelyada xuduudka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here