Kismaayo (Dawan)- Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golaha Wasiirada iyadoo sidoo kale Madaxweynahu uu Magacaabay xubno cusub oo kamid noqonaya golaha Wasiirada Jubbaland.
Magacaabistaan cusub ayaa lagu sababeeyay baahida loo qabo in al helo xukumaad tayo leh oo u adeegtada bulshada
Halkaan hoose ka akhriso liiska isku shaandheynta iyo magacaabista cusub.