Saturday, July 27, 2024

Daawo: Duqeymaha Israel oo burburiyey tubooyinka biyaha Gaza

Gaza (Dawan)- Duqeymaha ay diyaaradaha Israel ka fulinayaan marinka Gaza ayaa burburiyay dhismo badan oo isagu jira deegaan, isbitaalo, qeybaha waxbarashada, masaajido iyo kaniisado.

Duqeyntii ugu dambeysay ee Israel waxa ay wax yeelo gaarsiisay tubooyinka biyaha.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here