Saturday, July 27, 2024

Daawo: Muxuu ka dhigan yahay heshiiska cusub ee Soomaaliya iyo IMF?

Muqdisho (Dawan)- Dowladda Soomaaliya iyo Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF  ayaa dhawaan gaaray heshiis cuusb oo ku saabsan dib u habeynta hay’adaha maaliyadda iyo taageridooda.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Biixi Imaan Cige ayaa heshiiska ku tilmaamay mid taariikhi ah oo sahlaya sii wadidda howlaha dib-u-habeynta Maaliyadda kadib marka uu soo gaba gaboobo Barnaamijka deyn cafinta, wuxuuna carrabka ku dhuftay in Soomaaliya ay si fool ka fool ah ula macaamili doonto hey’adaha Maaliyadda Adduunka 30 sano ka dib.

Halkaan ka daawo warbixin ku saabsan heshiiska iyo waxa uu ka dhigan yahay.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here