Saturday, July 27, 2024

Daawo : Qudus oo roobeysatay

Qudus (Dawan)- Daawo muuqaalka magaalada Qudus ee dalka Falastiin oo roobeysatay.

Muuqaalka waxaad ka dhax arki kartaa roob xoogan oo ka da’aya magaalada Qudus iyo Masjidka Barakeysan ee Al-aqsa.

Roobkaan ayaa kusoo aadaya xilli magaalooyin ay ka mid tahay Gaza ay ka jirto biyo la’aan

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here