Saturday, July 27, 2024

Daawo: Sidee dadka Waqooyi-Bari u arkaan go’aanka madaxweyne ku xigeen Kenya?

Wajeer (Dawan)- TV-ga Dawan ayaa weydiiyay dad weynaha Gobolka Waqooyi- Bari sida ay u arkaan taageeradii uu Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya, Rigathi Gachagua u muujiyay Macallimiinta diiday in ay ka shaqeeyaan dugsiyada Gobolka Waqooyi- Bari.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here