Saturday, July 27, 2024

Daawo: Sidee madax waa hore geeriyootay uga qeyb galeen shirka Cop28?

Dubai ( Dawan)- Dunida casriga ah maalin maalinta ka dambaysa waxbaa kusoo kordhaya iyada oo la adeegsanayo cilmi iyo habab casri ah oo nolosha wax ku biirinaya.

Shirka caalamiga ah ee isbeddelka cimilada (COP28) ee ay dowladda Imaaraadku martigelineyso, waxaa khudbad ka jeediyay aas-aasihii dowladdaas Sheekh Zaa’id binu Suldaan Al nahyaan oo geeriyooday 2004.

Hadaba sidee ku dhacday, nala daawo warbixintaan uu magaalada Dubai nooga soo diray wariyaheena Sayid Cumar.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here