Saturday, July 27, 2024

Imaaraadka Carabta oo $ 30 bilyan u qorsheysay isbeddelka cimilada

Dubai (Dawan)- Sheikh Maxamed bin Zayed Al Nahyaan, Madaxweynaha Isutagga Imaaraadka Carabta, ayaa ku dhawaaqay samaynta sanduuq lacageed oo dhan $30 bilyan kaas oo loogu talagalay in lagu xakameeyo isbeddelka cimilada dunida.

Hadalkaan ayuu ka sheegay furitaanka shirka caalamiga ah ee isbeddelka cimilada (COP28) ee ay dowladdiisu martigelineyso.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here