Monday, May 20, 2024

Daawo: Soomaaliya diyaar ma u tahay maalgashi?

Muqdisho (Dawan)- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay diyaar u noqoneysa maalgashi, kadib marka la guuleysato kooxaha argagixisada ah, isaga oo tooshka ku ifiyay dhinacayda la maalgashan karo.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here