Saturday, July 27, 2024

Daawo: Soomaaliya oo daah furtay Qorshaha Qaran ee Cimilada

Dubai (Dawan)- Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah furay qorshaha qaran ee wax looga qabanayo saameynta isbeddelka cimilada.

Soomaaliya ayaa ka mid ah dalalka ay ka jirto dhibaatada ugu badan ee dhanka cimilda

Wariyaha Dawan TV Sayid Cumar ayaa warbixintaan kasoo diray magaalada Dubai.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here