Saturday, July 27, 2024

Daawo: Waa maxay qorshaha ATMIS ee 3-da bilood ee soo socota?

Muqdisho (Dawan)- Ciidamada nabad ilaalinta ee ka socda dalalka Afrika ayaa Soomaaliya yimid sannadkii 2007 ayagoo wata magaca AMISOM, haddana waxaa loo bedelay ATMIS.

ATMIS ayaa dowladda Soomaaliya ka caawisa ilaalinta nabadda iyo dagaalka ka dhan ka ah kooxda Al-shabaab.

Hadaba waa maxay qorshaha ATMIS ee seddxda bilood ee soo socota?

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here