Monday, July 15, 2024

Guur wadareed 43 qoys lagu dhisay oo ka dhacay Gaarisa

Gaarisa (Dawan)- Magaalada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi-Bari Kenya, waxaa guur wadareed loogu sameeyay dhallinayaro aan awoodin qarashaadaka tirada badan ee ku baxa guurka waayadaan.

Waxaa la dhisay 43 qoys, iyada oo dhallinyarada la isku guuriyay ay hore usoo heshiiyeen.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here