Saturday, July 27, 2024

Infographic: Cristiano Ronaldo oo ah qofka ugu shacabiyadda badan baraha bulshada

Muqdisho (Dawan)- Ciyaariyahanka u dhashay Portugal, horena ugu soo guuleystay 5 jeer abaal marinta kubbadda dahabka ah (Ballon d’Or) Cristiano Ronaldo ayaa ah qofka ugu shacabiyadda badan Baraha Bulshada.

Cristiano Ronaldo ayaa hadda u ciyaara kooxda Al-Nassr ee dalka Sacuudi Carabiya.

grafik; grafikli; infografik

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here