Saturday, July 27, 2024

Infographic: Dagaalka Suudaan oo ku fiday inta badan Gobollada dalkaas

Khartoum (Dawab)- Dagaalka Suudaan ee u dhaxeeya Ciidamada dalkaas iyo xoogaga kasoo horjeeda RSF ayaa ku fiday Gobollo cusub gaar ahaan Galbeedka iyo Bariga.

8 bilood uu dagaalkaan socdo, wali waxaa suurta geli la’ xabbad joojin hirgasha iyo in qaab wada xaajood ah lagu dhameeyo khilaafka taagan.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here