Saturday, July 27, 2024

Infographic: Laacibkii hore ee Jarmalka Beckenbauer oo geeriyooday

Berlin (Dawan)- Xiriirka Kubadda Cagta ee Jarmalka ayaa ku dhawaaqay, Isniintii, geerida ciyaariyahankii hore ee dalkaas, Franz Beckenbauer.

Beckenbauer oo ku geeriyooday da’da 78-aad ayaa dalka Jarmalka kula guuleystay Koobkii Adduunka 1974 isaga oo ciyaariyahan ah iyo 1990 isaga oo Tababare ah.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here