Saturday, July 27, 2024

Infographic: Mareykanka iyo Ingiriiska oo weeraray Xuutiyiinta

Sanca (Dawan)- Aqalka Cad ee Mareykanka looga taliyo ayaa ku dhawaaqay barqonimadii Jimcihii, in 10 dal uu hoggaaminayo Mareykanka in ay weerar cirka ah ku qaadeen saldhigyo ay leedahay Kooxda Xuutiyiinya ee Yemen, iyada oo laga jawaabayo weerarada ay ku qaaday Maraakiibta xiriirka la leh Isarel ee mara Badda Cas.

Dowladaha ka qeyb qaatay weerarka ayaa kala ah Mareykanka, Britain, Australia, Bahrain, Canada, Denmark, Germany, Netherlands, New Zealand, iyo Kuuriyada Koonfureed, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Aqalka Cad.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here