Saturday, March 2, 2024

Jig-jiga: Deeq raashin ah oo la gaarsiiye 500 oo qoys

Jig-jiga (Dawan)- 500 oo qoys oo ka mid ah dadkii ku hanti beelay dabkii Suuqa Taiwan ayaa loo qeybiyay deeq raashin ah.

Deeqda la gaarsiiyay dadkaan ayaa isagu jirta cuntada daruuriga ah sida Sonkorta, Burka, Saliidda iyo Timirta.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here