Sunday, May 19, 2024

Khatar nuucee ah ayay leeyihiin cuntooyinka la warshadeeyay?

Muqdisho (Dawan)- Cuntooyinka la warshadeeyay waa cuntooyinka la beddelay xaaladoodi dabiiciga ahayd markii la far-sameynayay, iyada oo baakadeynayo, la qaboojinayo, la dubayo, ama la qallajinayo.

Barnaamijka Caafimaad Dawan, waxa uu xalqadiisa koowaad sharraxaad kaa siinaya ” Halista cuntooyinka la warashadeeyay” ee daawasho wacan.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here