Tuesday, July 23, 2024

Magaalada Baydhabo oo wajahaysa fatahaado daran

Baydhabo (Dawan)- Gobollada Soomaaliya waxaa ka da’ay maalmihii lasoo dhaafay roobab mahiigaan ah oo dhibaato u geystay noloshaha dadka.

Magaalooyinka ugu badan ee saameyntu soo gaartay waxaa ka mid ah magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here