Saturday, March 2, 2024

Mareykanka: Kumanaan qof oo naftooda ku waaya sannadkii rabshadaha hubka

Washington (Dawan)- Kumanaan qof ayaa sannadkii ku waaya naftooda rabshada hubeysan ee ka dhaca gudaha Mareykanka.

Arrintaan ayaa loo sababeynaya habacsanaanta nidaamka Mareykanka marka la eego xakameynta hubka

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here