Saturday, July 27, 2024

Maxay ka dhigantahay in miisaaniyadda dalka ay gaarto 1 Bilyan oo doolar?

Muqdisho (Dawan)- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa dhawaan ansixiyay ku tala galka miisaaniyadda dawladda ee sanadka 2024 oo dhan $1,025,687,991 (Hal Bilyan iyo shan iyo laabatan Malyan.)

Miisaaniyadda dowladda ayaa sanadkaan gaartay in ka badan hal Bilyan oo Dollar, taas oo ku timid dakhliga gudaha oo kordhay in ka badan 20%, waxaana ay ahmiyadda saareysaa amniga Qaranka iyo horumarinta adeegyada bulshada, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay Golaha Wasiirada.

Maxay ka dhigantahay in miisaaniyadda Soomaaliya markii ugu horreysay ay gaarto 1 Bilyan oo doolar?

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here