Saturday, July 27, 2024

Maxay yihiin farriimaha reer Muqdisho ee Ra’iisul Wasaaraha gaaray?

Muqdisho (Dawan)- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in farriimaha reer Muqdisho soo gaareen xaafiiksiisa, wuxuuna faray madaxda Gobolka Banaadir in ay wax ka qabtaan cabashooyinka soo laalaabta ee heysta dadka caasimadda.

Cabashooyinka soo gaaray ayuu Ra’iisul Wasaarahu ku sheegay biyaha waddooyin fadhiista iyo in dhagxaanta ku xiran waddooyinka ee loo adeegsado sugidda amniga.

Xamsa ayaa yiri ” Laamiyada aad dhiseeysaan iyo habka ay biyuhu u fadhiistaan waa is diidan yihiin ee waxaan u baahanahay habkii ay biyuhu u mari jireen ee saxda ahaa in la raadiyo oo magaaladaan biyaha laga saaro”

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here