Saturday, July 27, 2024

Mucaaradka oo eedeeyn ka kooban 4 qodob dusha uga tuuray m/w Xasan

Muqdisho (Dawan)- War-murtiyeed ay si wada jir ah usoo saareen Madaxweynihii ku meel gaarka ee Soomaaliyaa, Shariif Sheekh Axmed, Ra’iisul Wasaare hore Xasan Cali Kheyre iyo Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur ayaa eedeyn loogu soo jeediyey Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo xukuumaddiisa.

Qoraalka ay siyaasiyiintaan soo saareen ayaa ka koobnaa afarta qodob ee hoos ku qoran;

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here