Gaza (Dawan)- Duqeymaha ay diyaaradaha Israel ka fulinayaan marinka Gaza ayaa burburiyay dhismo badan oo isagu jira deegaan, isbitaalo, qeybaha waxbarashada, masaajido iyo kaniisado.
Waxaa qoray Dawan Desk - Reporter
Maqaallo la xidhiidha
Duqeyntii ugu dambeysay ee Israel waxa ay wax yeelo gaarsiisay tubooyinka biyaha.





