Muqdisho (Dawan)- Tan iyo markii shalay Axmed Maxamed Islaam dib loog doortay inuu markii seddexaad noqdo madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, waxaa xigay tallaabooyin iska soo horjeeda oo ay qaadeen dowladda Federaalka iyo Jubaland kuwaas oo loo arko inay uga sii darayaan khilaafka jira.
Maqaalka waa la soo dejinayaa...





