Hamburg (Dawan)- Caawa waxaa dalka Jarmalka ka billaabamaya tartanka Qaramada Yurub ee sannadka 2024, waana markii labaad oo koobkaan lagu qabto Jarmalka kadib sannadkii 1988-kii.
Magaalooyinka kala ah Berlin, Cologne, Munich Frankfurt, Hamburg, Dortmund, Leipzig, Gelsenkirchen, iyo Düsseldorf ayaa loo qorsheeyay in lagu qabto kulamada ciyaaraha.
Halkaan hoose ka eeg Garoomada loo diyaariyay in lagu ciyaaro koobka iyo tirada dadka ay qaadi karaan.







