Muqdisho (Dawan)- Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamatay wararka la isla dhaxmarayay ee sheegayay inay shil gashay diyaarad ay leedahay dowaldda Soomaaliya
Hay'adda ayaa sheegtay in warkaas yahay mid been abuur ah oo lagu faafiyay baraha bulshada



