Muqdisho (Dawan)- Weerarada Xuutiyiinta Yemen ay ku qaadeen maraakiibta ganacsi ee xiriirka la leh Israel ayaa keenatay in loo weecado isticmaalka dariiqii taarikhiga ahaa ee Rajada Wanaagsan kaas oo isku xiri jiray Yurub iyo Aasiya.
Maqaalka waa la soo dejinayaa...




