Ankara (Dawan)- Diyaaradda KAAN oo ah nuuca dagaalka, laguna farsameeyay dalka Turkiga ayaa samaysay duulimaadkeedii ugu horreeyay. Duulimaadka tijaabada ah waxaa sameeyay duuliye u dhashay dalka Turkiga, kaas oo lagu magacaabo Barbaros Demirbas.
Maqaalka waa la soo dejinayaa...



