Gaza (Dawan)- Dagaalka Israel iyo Kooxaha iskacaabita Falastiiniyiinta aaya galay maalintii tobanaad, waxayna Mas’uuliyiinta Israel ku hanjabeen in ay sii wadi doonaan duqeynta inta ay ka cirib tirayaan Kooxda Xamaas.
Maqaalka waa la soo dejinayaa...






